Puntland oo Muuse Biixi ku eedeysay inuu ciidamo badan u soo raray gobolka Sool (Akhriso)

Maamulka Puntland ayaa ka soo horjeestay socdaalka madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu ku marayo degaano ka tirsan gobolka Sool, ,kaddib kulan ay magaalada Garoowe ku yeesheen golaha wasiirrada Puntland. “Goluhu wuxuu caddeeyey in safarka Muuse Biixi uu yahay mid uu ku soo raray ciidan hadafkiisu yahay sidii dagaal looga ridi lahaa gobolka Sool.” ayaa … Continue reading Puntland oo Muuse Biixi ku eedeysay inuu ciidamo badan u soo raray gobolka Sool (Akhriso)